Facebook Comments

AfrikaanAqoon Guud

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

Qoyska & Horumarinta Bulshada

Dhiiragalinta Nolosha iyo Xikmado Nolosha Ku Saabsan

Maqaalkaan waxaan ku soo qaada neynaa xoogaa dhiiragalin, iyo in aan ku cibra qaadanno wixi aan nolosha tan lakulanno. Inta badan waxaan adeegsan doonaa garaadkeyga iyo wixi aan nolosha kabartay, ayadoon kamar neyn in aan oraahyadi laga yiri ciwaanka miiska inoo saarran Aan had iyo jeer qeyb kasoo qaadan doonna. Waxaan had iyo jeer u baahan nahay, in aan fiira gaara u yeelanno wax kasta oo dhacaya, oo aan cashar ka qaadanno xaalad kasta iyo dhacdo kasta oo na soo marta, taas waxaad ku arkaysaa, annaga oo mar walba la tashanno dadka khibradda iyo aqoonta u leh casharada iyo wacdinta …

Read more 0 Comments
Akhri

Qofkii ii Jeedda Yuusan Dulmi Sameynin!

“Orod oo aad ninki aad dulmisay, oo cafis weydiiso arinkaan waa ciqaab xagga Eebbe kaaga timid”. Waxaa lasoo wariey dhacdo dhacday xiligii Nabi Muse cs , kuna dhacday nin kamid ahaay reer Banii Israa’il. Waxaa jiray nin kamid ahaay masaakiintii reer Bin Israel, wuxuu na lahaay qoys, waxeyna shaqadiisu eheyd Kallun dabte oo Badda ayuu quutkiisa udoona jiray, si uu u maareeyo quutka Ehelkiisa. Maalin ayuu ugaar u baxay, wuxuuna tuurtay shabaqi uu kalluunka ku daban jiray, waqti kadib waxaa shabaqi soo galay kalluun aad u weyn, ninkii aad uyuu ugu farxay, wuxuuna soo baxsaday kalluunkii , suuqa ayuuna geeyey, …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Ganacsiga & Dunidda

Hoyga Xikmada Ganacsiga

Bangiyadda & KaydkaMaalgelinta & Maaliyadda

Qeybaha Kala Duwan Ee Xisaabaadka Ganacsiga “Types of accounting”

Waxaan rajeynayaa inaad in badan maqashay xisaabaadka ganacsiga. Xisaabaadka ganacsiga oo afka ingiriiska lagu yiraahdo “business accounting”. Mawduucaan wuxuu ku saab-sanyahay qeybaha ama noocyada ay u kala baxaan xisaabaadka ganacsiga “Business accounting”. Waxaa jira wax loo yaqaano buugg-haynta ganacsiga oo afka ingiriiska lagu yiraahdo “bookkeeping”. U jeedada koowaad ee buugg-haynta xisaabta waa in lagu keediyo dhammaan maaliyada ganacsiga. Buugg-haynta waxaad ka heli kartaa dhammaan sidda ay wax u dhaceen haddii ay noqoto in qasaaro soo gaaray ganacsigaada iyo inkale. Waxaadna halkaasi ka qaadani kartaa saadaasha mustaqbalka soo socda. Xisaabta buugg-haynta ganacsiga waxaad si toos ah ugu heli kartaa saadaasha aad …

Read more 0 Comments
Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta

5 Hogaan Tayo Leh Aad u Baahantahay Inaad Barato haddii Aad Doonayso Ganacsade

Waxaa jira waxyaabo badan oo aad u baahantahay inaad barato haddii aad doonayso inaad noqoto ganacsade. Inaad noqoto ganacsade waa wax iska fudud, balse waxaa adkaani karayso inaad fahanto qaababka ugu wanaagsan aad ku maamuli karto ganacsigaada. Dadka qaar waxay leeyihiin awood ay ku noqoni karaan ‘Ganacsade’ balse ma ogsoona inay leeyihiin awoodaas, sawabtana waxaa keenay aqqoonta ay u leeyihiin nafsadooda ayaa ah aqqoon aan sidaas usii badneen. Waa wax aad u wanaagsan inaad nafsadaada aqqoon fiican u leedahay. Balse waxaan kuu sheegayaa inaad noqoni karto ganacsade. “Ogaaw marka aad tahay ganacsade hawsha aad bulshada u hayso waa hawl muhiim …

Read more 0 Comments
Maamulka Ganacsiga & Suuqgeynta

Waa Maxay Farqiga u Dhaxeeyo Hogaamiye Iyo Maamule? “Management And Leadership”

Inta badan waxaad moodaa inay iskumid yihiin maamule iyo hogaamiye. Balse adiga ma qabtaa aragtidaas? Ma waxay kulla tahay inay isku mid yihiin maamulnimada iyo hogaamiye nimada? Caadiyan waxaa jira ururo badan sidda kuwa jaamacaha, haayadaha, dowladaha, qoraayaasha, iyo kuwa cilmi baarista ku sameeyo arrimaha la xariira mawduucaan waxay sheegaan inay kala fog-yihiin farqiga u dhaxeeyo hogaamiye iyo maamule. Ulla jeedka maqaalkaan ayaa ah inaan kala saarno farqiga u dhaxeeyo hogaamiye iyo maamule. Waxaan jeclaani lahaa inaan waxwalbo ku sharaxno afkeena hooyo ‘Af-soomaali’, si cidwalbo ay u fahmi karto waxyaabaha aan qoraayo, balse waa muhiim meelaha qaarkiisa oo aan isleeyahay …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

Culumada Sayniska ee Daaha Ka Qaaday Aragtida Atamka

Democritus Dalton waxa uu noolaa intii u dhaxaysay 470BC ilaa 380BC waxa uuna ahaan filasoof Giriig ah, waana ruuxii u horeeyey ee daaha ka qaaday fikrada atamka. Democritus waxa uu aaminsana wax kasta oo aduunka yaala ama kuxeeran in ay ka samaysmeen atamyo, atamyadaas oo ah ilma-aragtay. Democtrus waxa uu soo qaatay gabal maatar ah waa uuna u qaybiyey labo, hadana labadii mid ka mid ah ayuu labo usii kalo qaybiyey wuuna waday kalay qaybintii ilaa uu gaaray bar aan labo loogu kala qaybin Karin taas oo uu Democritus uu ugu yeeray atom. Democritus waxa uu yiri: Maatarka oo dhan …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Adeegsiga Maaskarada, Dhib iyo Dheef

Waa maxay maaskaradu(face mask)? Maaskaradu waa mid ka mid ah sahayda caafimaad ee daboola afka iyo sanka, ujeeddada isticmaalkeeduna waa ka hortagga gudbinta dhibcaha ay ka buuxaan fayrasyada iyada oo loo marayo nidaamka neefsashada qof ilaa qof kale. Goorma ayey waajib tahay in la xidho maaskarada. Madaxda hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo jeediyay in aanay dadku xidhan masarka afka lagu xidho, marka laga reebo dadkan soo socda oo ay tahay waajib inay xidhaan maaskarada: Qaf qaba cudurka corona fayras Shaqaalaha caafimaadka ee latacaalaya xanuunka Qof daryeelaaya una adeegaaya qof qaba xanuunka. Qof looga shakisan yahay xanuunkan, ama leh …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Waxay tiri “Cudurka dibirada wuxuu iga dhigay sida in aan uur leeyahay Markasta”

“Waxaan u ekahay dadkuna ii arkaan sida qof uur leh markasta. In xanuunkan uu igu dhacdo wuxuu iga dhigay sida qof kale.” Natasha King kama hadleyso arrin la xiriirta cayil xad dhaaf ah, ee waxay ka hadleysaa in ay qabto cudur sababa in hanaanka difaaca jirka uusan u shaqeyn sidii loo baahnaa kaas oo lagu magacaabo coeliac. “Wuxuu cudurkan igu dhacay anigoo 18 sano jir ah mana ka war haynin inaan qabo,” ayey tiri gabadha oo hadda 21 sano jir ah oo la hadashay BBC Radio 1 Newsbeat. Cudurka Coeliac waa xaalad ka dhalata falcelin ay sameeyaan qaar ka mid …

Read more 0 Comments

Facebook Comments
error: Content is protected!!