Facebook Comments

AfrikaanAqoon Guud

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

AkhriDhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & Dunidda

Waad Noqoni Kartaa Qoraa Haddii Aad Bilawdo Hadda

Inaad qoraa noqoto ma ahan wax fudud. Dad badan ayaa jira oo ku fakiraayo inay noqdaan qoraa, balse waxay dareemayaan inay ku adagtahay inay wax qoraan ama ay qoraan buugg. Dabcan qoraanimadda ma ahan wax fudud, waa wax u baahan hawlo badan. Qofka qoraaga ah waxaa loogu baahanyahay inuu yahay qof, §  Wax curuni karo §  Wax sharaxi karo §  Wax tusaallayni kara §  Wax si fudud u tusini kara aqristaha §  Wax u sharaxi karo sidda ugu wanaagsan ee loo fahmi karo qoraalkiisa/qoraalkeeda §  Waxwalbo dhex-dhexaad ka noqoni kara §  Ku wanaagsan wadaniyadda Qoraaga waa shaqsi muhiim u ah …

Read more 3 Comments
Dhaqanka, Afka Hooyo, Taariikhda Soomaaliya & DuniddaQoyska & Horumarinta Bulshada

Maxaa Mashquuliyay Dhalinyarada Soomaaliyeed, Maxayna Tahay Mas’uuliyada Saaran Wakhtigaan La Joogo?

Wakhti-yadaan dambe waxaa siyaasadda Soomaaliyeed ka soo ifbaxaayo ama kasoo dhex-muuqanaayo dhalinyaro waxbartay, hadana doonaayo inay wax u qabtaan dalkooda, diintooda iyo waliba dadkooda. Marka la doonaayo in wax laga ogaado bulshooyinka caalamka waxa ugu horeeyo ee la fiiriyo waa heerka dhalinyarada iyo dhalaanka. Bulsho walbo waxay ku faantaa dhalinyaradooda. Dhalinyarada waa halbeega bulsho walbo oo ka jirta caalamka. Aniga Cabduljabaar ahaan waxaan la sheekeystay dhalinyaro badan kuwaasoo iskuugu jira kuwa waxbartay iyo kuwa aanan waxbo baranin. Dhammaan dhalinyaradaas waxay u badnayeen kuwa jecel inay wax ka qabtaan ‘Illaahay ayaa wax qabtee’ dhibaatada haysato bulshada. Dhalinyarada qaar waxaad moodaa in …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

La Dagaalanka Caabuqa Covid-19 iyo Baraha TikTok

Mudo labo bilood ku dhawaad ah ayaa dalkan Norway waxa ka jirtay xaalad caabuq xakameyn ah, oo meel walba la xirey, saameyn weyna ku yeelatey dadkii. Qofkii ugu horreeyay ee laga helo fayraska faafa ee korona dalka Norway ayaa aheyd haweeney ka soo laabatay safar ay ku tagtay dalka Shiinaha, dhammaadkii febraayo. Qofkii u horeeyay ee u dhintana uu noqdey odey waayeel oo bukaan ahaa. Waxuu dhintey 12-kii maarso. Isla maalintaa ayay dowlada Norway soo rogtey talaabooyin xakameyn ah, si faafida caabuqa loo xadido. Hay’adda Caafimaadka Aduunka, WHO ayaa 11-kii Maarso ku dhawaaqdey in feyraskii uu ka gudbey xaalada cudurada …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Culumada Sayniska ee Daaha Ka Qaaday Aragtida Atamka

Democritus Dalton waxa uu noolaa intii u dhaxaysay 470BC ilaa 380BC waxa uuna ahaan filasoof Giriig ah, waana ruuxii u horeeyey ee daaha ka qaaday fikrada atamka. Democritus waxa uu aaminsana wax kasta oo aduunka yaala ama kuxeeran in ay ka samaysmeen atamyo, atamyadaas oo ah ilma-aragtay. Democtrus waxa uu soo qaatay gabal maatar ah waa uuna u qaybiyey labo, hadana labadii mid ka mid ah ayuu labo usii kalo qaybiyey wuuna waday kalay qaybintii ilaa uu gaaray bar aan labo loogu kala qaybin Karin taas oo uu Democritus uu ugu yeeray atom. Democritus waxa uu yiri: Maatarka oo dhan …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Adeegsiga Maaskarada, Dhib iyo Dheef

Waa maxay maaskaradu(face mask)? Maaskaradu waa mid ka mid ah sahayda caafimaad ee daboola afka iyo sanka, ujeeddada isticmaalkeeduna waa ka hortagga gudbinta dhibcaha ay ka buuxaan fayrasyada iyada oo loo marayo nidaamka neefsashada qof ilaa qof kale. Goorma ayey waajib tahay in la xidho maaskarada. Madaxda hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo jeediyay in aanay dadku xidhan masarka afka lagu xidho, marka laga reebo dadkan soo socda oo ay tahay waajib inay xidhaan maaskarada: Qaf qaba cudurka corona fayras Shaqaalaha caafimaadka ee latacaalaya xanuunka Qof daryeelaaya una adeegaaya qof qaba xanuunka. Qof looga shakisan yahay xanuunkan, ama leh …

Read more 0 Comments

Facebook Comments
error: Content is protected!!