Facebook Comments

AfrikaanAqoon Guud

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

Caafimaadka iyo Sayniska

Habdhiska Muruqyada & Habdhiska neefsiga-Qeybta 3aad

Habdhiska muruqa wuxu ka koban yahay muruqyo aad uafara badan oo keena dhaq-dhaqaaqa jirka oo dhan, badanaaba muruqyadu waxa ay ku dhisanyihiin lafaha,waxaase jiro muruqyo aanan ku dhaganeyn lafo balse ku dhagan jirka, dhaqdhaqaajiyana xubnaha ey ku dhaganyihiin tusaalana waxaa u ah Muruqyada dhaqdhaqaajiya “suniyaha Isha”. Shaqada Habdhiska Muruqyada ”The finction of muscular systemn” Muruqyada howl aad uqaayo leh ayey jirka uhayaan waxaana kamid ah: Waxay keenaan dhaqdhaqaaqa jirka. Waxay qaab uyeelaan jirka oo dhan. Waxayna keenaan kul (heat production) fara badan ee uu jirka u baahanyahay. Nuucyada Muruqyada: Smooth Muscle:waxaa laga helaa meelwalba uu muruq kujiro marka lagareebo muruqa …

Read more 0 Comments
Akhri

Akhlaaqiyaadka Suubban

Soddon sannaddood ayuu geeri ka cabsanayay oo dhul yaal ayuu ahaa intaas ba. Waxa lagu sheegay in uu ku dhacay xanuunka la yidhaahdo Kansarka, nololna wax rajo ah kamuu qabin. Laakiin ugu dambayn waxa uu ku dhintay shil gaadhi ( umuu dhiman xanuunkii Kansarka ahaa ee lagu yidhi wuu ku dilayaa). In aad qaddarka aamintaa waa waajib saaran qof kasta oo Muslim ah – dulucda sheekaduna waa intaas. …………. Nin faqiir ah ayaa waxa uu soo iibsaday saddex xabo oo liin macaan ah ( Portugal) xabadii ugu horraysay markii uu jeexay ayaa waxa uu arkay in ay qudhuntay, wuu iska …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Ganacsiga & Dunidda

Hoyga Xikmada Ganacsiga

Dhaqaalaha iyo SiyaasaddaMaqal & MuuqaalXirfadaha & Teknolojiyada

Midowga Yurub Ayaa Jaray 20% Mushaarkii AMISOM * Maxay midowga Yurub u maal Gelini waayeen Ciidamada Soomaaliyeed?

Madaxa hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa walaac weyn ka muujiyay qiimo dhimista lagu sameeyay mushaarka ciidamada AMISOM. Qiimaha laga jaray mushaarkaan ayaa ah 20%. Qiimo dhimistaan ayaa timid sanaadkaan 2016 sidda uu shaaciyay Golaha amaanka Francisco Caetano Jose. Wuxuu sheegay in arintaan ay leedahay sawabteeda hoos u dhaqaalle oo ku yimid wadamada qaarada Afrika, iyadoo loo anaaneeyo qiimaha badeecadaha. Mr Jose ayaa ugu baaqay dowladda Britin inay raadiso xalkale oo lagu taageero karo AMISOM. Midowga Yurub ayaa ku bixiyo mushaaraadka AMISOM 200 milyan oo doolarka Mareykanka ah. Waxaana la sheegaa in qarashkaas la bixiyo sanadwalbo. Go’aankaa kasoo yeeray midowga Yurub …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo SayniskaFalsafada iyo Siyaasada arrimaha bulshadaQoyska & Horumarinta BulshadaWarbaahinta iyo SiyaasadaXirfadaha & Teknolojiyada

Sidee Ku Noqoni Karaa Arday Ku Wanaagsan Waxbarashada?

Waayo aragnimada nolosha ay soo marto ayaa ku dhaliso qofka inuu wax badan ka tilmaamo waayo aragnimadaas. Waxaan mudo soo ahaa arday walina waan ahay waxaana wali rajo kasii qabaa inaan sii ahaani doono arday. Maxaa yeelay nolosha sideedaba waxay u baahantahay in aqoonta iyo cilmiga la raadiyo marwalbo. Cimiga iyo waxbarashada waa shey muhiim u ah guud ahaan nolosha aadanaha.  Dad badan ayaa ardaynimada ku adagtahay, balse waa dad ku saxan arintaas. Ardaynimada ma ahan wax fudud, laakiin cidwalbo arday wanaagsan wey noqoni kartaa. Mawduuceyga ayaa ah inaan wax yar ka faaloodo waxa ay tahay ardaynimada. Ardaynimada waa shey …

Read more 0 Comments
Dhaqaalaha iyo SiyaasaddaMaqal & MuuqaalXirfadaha & Teknolojiyada

| Hillary Clinton iyo Barack Obama Ayaa Sameeyay Ururka Isis, Waxaa Yirri Donald Trump?|

  Donald Trump waa shaqsi u dhashay dalka Mareykanka. Wuxuu tartan ugu jiraa doorashada madaxtinimada ee dalkaas Mareykanka sanadkaan 2016. Waa shaqsi ganacsade ah, waana shaqsi ka mid ah taajiriinta Mareykanka. Donald Trump ayaa cambaareen badan usoo jeediyay masuuliyiinta waqtigaan xilka haayo ee dalkaas Mareykanka sidda madaxweyne Barack Obama. Wuxuu sheegay in ururka isku tilmaamay qilaafadda Islaamiyiinta ee ISIS ama Daacish sidda aad u taqaano, aas-aaskiisa waxaa ka dambeysay ama sameeyay xog haayihii horre arrimaha dibidda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton, waxayna fikirkaas isla sameeyeen madaxweyne Obama. Sidda ay qortay wakaalada loo yaqaano The guardian oo laga leeyahay dalkaas Ingariiska …

Read more 0 Comments

Facebook Comments

Facebook Comments

Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

Caafimaadka iyo Sayniska

La Dagaalanka Caabuqa Covid-19 iyo Baraha TikTok

Mudo labo bilood ku dhawaad ah ayaa dalkan Norway waxa ka jirtay xaalad caabuq xakameyn ah, oo meel walba la xirey, saameyn weyna ku yeelatey dadkii. Qofkii ugu horreeyay ee laga helo fayraska faafa ee korona dalka Norway ayaa aheyd haweeney ka soo laabatay safar ay ku tagtay dalka Shiinaha, dhammaadkii febraayo. Qofkii u horeeyay ee u dhintana uu noqdey odey waayeel oo bukaan ahaa. Waxuu dhintey 12-kii maarso. Isla maalintaa ayay dowlada Norway soo rogtey talaabooyin xakameyn ah, si faafida caabuqa loo xadido. Hay’adda Caafimaadka Aduunka, WHO ayaa 11-kii Maarso ku dhawaaqdey in feyraskii uu ka gudbey xaalada cudurada …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Culumada Sayniska ee Daaha Ka Qaaday Aragtida Atamka

Democritus Dalton waxa uu noolaa intii u dhaxaysay 470BC ilaa 380BC waxa uuna ahaan filasoof Giriig ah, waana ruuxii u horeeyey ee daaha ka qaaday fikrada atamka. Democritus waxa uu aaminsana wax kasta oo aduunka yaala ama kuxeeran in ay ka samaysmeen atamyo, atamyadaas oo ah ilma-aragtay. Democtrus waxa uu soo qaatay gabal maatar ah waa uuna u qaybiyey labo, hadana labadii mid ka mid ah ayuu labo usii kalo qaybiyey wuuna waday kalay qaybintii ilaa uu gaaray bar aan labo loogu kala qaybin Karin taas oo uu Democritus uu ugu yeeray atom. Democritus waxa uu yiri: Maatarka oo dhan …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Adeegsiga Maaskarada, Dhib iyo Dheef

Waa maxay maaskaradu(face mask)? Maaskaradu waa mid ka mid ah sahayda caafimaad ee daboola afka iyo sanka, ujeeddada isticmaalkeeduna waa ka hortagga gudbinta dhibcaha ay ka buuxaan fayrasyada iyada oo loo marayo nidaamka neefsashada qof ilaa qof kale. Goorma ayey waajib tahay in la xidho maaskarada. Madaxda hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa soo jeediyay in aanay dadku xidhan masarka afka lagu xidho, marka laga reebo dadkan soo socda oo ay tahay waajib inay xidhaan maaskarada: Qaf qaba cudurka corona fayras Shaqaalaha caafimaadka ee latacaalaya xanuunka Qof daryeelaaya una adeegaaya qof qaba xanuunka. Qof looga shakisan yahay xanuunkan, ama leh …

Read more 0 Comments

Facebook Comments
error: Content is protected!!