AfrikaanAqoon Guud

“Aqoontu Waa Barasho, Xikmadduna Waa Kudhalasho”

Caafimaadka iyo Sayniska

Cuntooyinka Lasiiyo Ilmaha 6 bilood jirka ah?

  Ilmuhu Marka ay lix bilood gaaraan. hooyada waxaa laga rabaa in ay u bilowdo cuntooyinka nuucyadooda kala duwan. Waa in loo diyaarsho cuntooyin kala dugan oo nafaqo leh suu cunigu u noqdo mid jirkiiso iyo maskaxdiisaba kobacdo. Habka loo diyaariyo cuntooyin nafaqo leh. 1. Ukari baradho: Markay jilicdana u burburi. Kadibna afka umar mari intuu ka baranayo oo kala qabsanayo cuntada. 2. Karootada iyo tufaaxa: Karootada iyo tufaaxu waxay kamid yihiin khudaarta faa’idadeeda aan la soo koobi karin wax tar fiicana uleh cuniga. Tufaax iyo karooto la shiiday waxaa cuniga uga dhigi kartaa qado. Kuna siinayo qaando. 3. Bariis …

Read more 0 Comments
Aqri

Faylosoof Aristoteles (384-322 BC.)

Aristoteles waxa uu arday u ahaa Platon, laakiin fikir ka duwan kan Platon ayuu ka aaminsanaa waxa uu dadku yahay. Waxa uu mashquul ku ahaa, inuu aqoon ka helo noolaha oo dhan, waxa kale uu xiisaynaayay xayawaanka, iyo dhirta. Xiisaha uu u haayey noolaha ayaa saamayn ku yeelatay. Aristotels waa uu ka fikir duwanaa Platon. Waxa uu aaminsanaa in aanay jirin wax layiraahdo adduunka fikirka, laakiin ay jirto qaabab fara badan oo nolosha ah. Aristoteles waxa uu arkay in wax kasta oo dabeecadda ku nooli ay is badalayaan markasta. Waxa uu aaminsanaa in isbadalku yahay wax wanaagsan, waayo dabeecaddu waxa …

Read more 0 Comments




Caafimaadka & Sayniska

Caafimaadka Dadweynaha Waa Muhiim Marwalbo

AqriCaafimaadka iyo Sayniska

Waa Maxay Calaamdaha Nolosha?

Calaamadaha nolosha waxaa lagu cabbiraa shaqooyinka aas aasiga ah ee jirka uu qabto. Waxaa jiro Afar calaamadood oo muhiimka ah oo ay si joogtada ah u kormeeraan bixiyaasha daryeelka caafimaadku waxayna kale yiihin : • Heel-kulka jirka ( Temprature). • Cadaadiska dhiigga (Blood pressure). • Wadnaha garaaca (Pluse) iyo  • Neefsashada ( Respiration). Calaamadahaani waxay waxtar u leeyihiin ogaanshaha ama la socodka dhibaatooyinka caafimaad. Waxaa lagu cabbiri karaa goobaha caafimaad, guriga, iyo meel kasta ay ka dhacdo xalaad caafimaad daro oo dag-dag ah. Waxaa cabbiri karo qof waliba oo aqoon u leh, waana muhiim in uu qof waliba barato. Heel-kulka …

Read more 0 Comments
AqriCaafimaadka iyo Sayniska

Sidee loo Kobciyaa Caqliga?

Qof waliba oo ku nool duniddaan waxaa uu jecel yahay in uu noqdo qof caqli badan. Shaqooyinka muhiimka ah ee caqliga uu noo qabto waxaa kamid ah: Xasuusta mida gaaban iyo mida dheer, Xalinta caqabadaha nolosha, Qiimeynta qofka, Garashada shaqsiga ah, Qorsheynta mustaqbalka, Fahamka waxbarashda iyo Go’aan wanaagga. Caqliga badnaanta waa deeq Alle bixiyo, sidoo kale waxa ay kamid tahay wax-yallaha dadaalka lagu gaari karo. Soomaalida waxa ay ku maahmaahdaa: “ Caqligaada oo yar aamus baa lagu kaashadaa”. Caqliga wax-yaallaha kordhiyo waxaaa kamid:  Nuujinta Naaska waxa uu qeyb lixaad leh ka qaataa kobac caqliga caruurta. • Barashada wax cusub, waxa …

Read more 0 Comments
Caafimaadka iyo Sayniska

Ma ogtahay Sida Ay Hormone-nada u Saameeyaan Masakaxdeena iyo Jirkeena?

Marka hore ma ogtahay in maskaxdaadu ay la xiriirto dhammaan jirkaaga? Maskaxdu waxay jirka u dirtaa dareero kiimiko ah oo la yiraahdo hoormoono, hoormoonadaas waxay si toos ah u saameeyaan jirka oo dhan waxay sare u qaadi karaan ama hoos u dhigi karaan tamarta jirka ku jirta dareenka, xaalada jir ahaaneed, iyo firfircoonida jirka qofka sida jinsiga, farxada, baabi’inta baruurta iwm. Hoormoonadaas waxaa ka mid ah DOPAMINE:- Hoormoonkan waxaa la yiraahdaa  hoormoonka farxadda ama hoormoonka dareenka waxa uu ka dhiga qofka mid faraxsan shaqo badan Tusaale: waxay saynisyahano tijaabo cilmi ah ku sameeyeen jiir waxay hor dhigeen cunto yar iyo …

Read more 0 Comments

error: Content is protected!!